Suldaanka Guud ee Beesha Cabdiraxmaan Sacad oo si Ballaadhan loogu Caleemo-saaray Caasimadda Hargeysa + SAWIRRO

0
2076
Xaflada Caleemo Saarka Suldaanka Guud Ee Beesha Cabdiraxmaan Sacad

Hargeysa, (HargeisaPress) — Caleemo Saarka Suldaanka Guud Ee Beesha Cabdiraxmaan Sacad Suldaan Maxamed Sidiiq Suldaan Jaamac Cismaan, oo maanta si ballaadhan  Maanta loogu caleemo-saaray Magaalada Hargeysa.

Munaasibad si qurux badan loo agaasimay oo loo asteeyey caleemo-saarka suldaanka cusub, ayaa waxa ka qaybgalay dadweyne ka badan 1000 qof oo kala metalayey inta badan gobollada Somaliland. kooxaha ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka, dhallinyaro, haween iyo marti sharaf kale.

Halkan Hoose ka Daawo Sawirada Xafladii Caleema saarka 

la soco Warka oo dhan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here