Somaliland: Wasaaradda Qorsheynta oo kulan la yeelatay Ururada Aan Dawliga Ahayn ee Islaamiga

0
957

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasaaradda Qorsheynta qaranka Somaliland oo kulan la yeelanay Hay’adaha Samafalka aan dawliga ahayn ee Islaamiga ah oo horumarka ka socda dalka kaalin weyn ka qaata. Waxa uu ahaa shirweyne sanadle ah oo lagaga arrinsanayay wada shaqaynta iyo habsami u socodka hawlaha horumar ee ay hay’adaha Islaamiga ahi dalka ka hirgelinayan.

Kulan ka waxaa ka soo qayb galay Xubno ka mida golaha wasiirada , agaasimayaal iyo masuuliyiin ka socda Shirweynaha Ururka Islaamka.

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA SHIRKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here