SOMALILAND: Roob Mahiigana Oo Khasaare Xoogan Gaystay Oo Galinkii Danbe Ee Maanta Ka Da’ay Magaalada Hargeysa Iyo Khasaaraha Ka Dhashay + SAWIRRO

0
907

Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa maanta magaalada hargeysa ka da’ay roob mahiigan ah oo sababay khasaare naf iyo maalba leh.Waxaana roobkani uu da’ay galinkii danbe ee maanta inyar uun ka hor xiligii afurta,roobka oo watay dabayl iyo calaydh ayaa waxa uu sababay khasaare naf iyo maalba leh.

3-15-740x555

Wararka ay HargeisaPress helayso ayaa sheegay inay roobkani uu sababay dhimashada inta la ogyahy 5 ruux halka ay jiran dhaawacyo, sidoo kalena waxa uu sababay khasaarah maal badan oo u badan guryo iyo dugaano ganacsi.

5-5-740x555

13450970_1169733063077725_4655097593538668186_n

Dhaawacyada iyo maydadka dadkaas ayaa la sheegay in hada la keenay cusbitaalka wayn ee magaalada hargeysa iyo cusbitaalka Adan Aadan halka dadka ku dhaawacmayna xaaladooda caafimaad lagul tacaalayo cusbitaalada.

7-4-740x416

13413152_1169733059744392_5067304662645787274_n

Ilaa hada ma jiraan warar rasmi ah oo kasoo baxay khasaaraha uu sababay roobkani.

 

LA SOCO WARARKA DANBE

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here