Shirwaynaha Heer Qaran Ee La Dagaalanka Dhibaatada Tahriibka Oo Hargaysa Ka Dhacay

0
1179
Shirwaynaha Heer Qaran Ee La Dagaalanka Dhibaatada Tahriibka

Hargeysa,(HargeisaPress) —Dallada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO ayaa soo qaban qabisay Shirwaynaha Heer Qaran Ee La Dagaalanka Dhibaatada Tahriibka ayaa hotelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa lagu qabtay.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here