Roob Wata Dabaylo Iyo Dhagaxaan Oo Maanta Ka Da’ay Magaalada Ceerigaabo + SAWIRRO

0
1284

Ceerigaabo, (HargeisaPress) —Warar goordhawayd naga soo gaadhayay magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag aya sheegaya in maanta galinkii danbe uu magaaalada ceerigabo iyo nawaaxigeeda uu ka hooray roob mahiigaana oo wata dabaylo iyo dhagaxaan.

Waxaana roobkan oo sida naloo sheegay uu bilaabmay abaaro 3:00 galabnimo isaga oo ahaa mid marba marka kasii danbaysay sii xoogaysanayay.

Ilaa hada ma jiro wax warara oo kasoo baxyaa khasaaraha ka dhashay roobkaas dabaylaha iyo dhagaxaanta wata eek a hoorey magaalada ceerigaabo iyo nawaaxigeeda.

Waxii warara ee soo kordha kala soco wararka danbe ee shabakada HargeisaPress

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here