Qoysaskii Loo Raray Galbeedka Hargeysa oo Ka Waramay Xaalada Dhabta Ah Ee Ay Ku Sugan Yihiin

0
733

Hargeisa (HargeisaPress) – Qaar ka mid ah qoysaskii laga raray wadada xaafada 150-ka islamarkaan loo raray galbeedka magaalada Hargeysa, ayaa waxa ay ka warameen xaalada nololeed ee dhabta ah ee ay ku sugan yihiin, Iyagoona fariin u diray Xukuumada Somaliland.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa/Somaaliland
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here