“Nusqaantaa Ciddii Gaystay Way Isgawracday Saaxadana Way Ka Baxaysaa”Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi

0
931

HARGEISA , (HargeisaPress) — Suldaan Xasan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo ah suldaanka guud ee subeer Awal oo qudbad ka soo jeediyay madal ay isku yimaadeen manta salaadiinta iyo cuqaasha subeer awal isla markaana ay kaga taashanayeen suldaan dhawaan lagu caleemo saaray magaalada hargeysa  ayaa waxa uu sheegay inay saaxada ka baxayso cidii ka danbaysay duulaan sandaladda.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here