Niciima Abwaan Qorane oo Ka Warrantay Jacaylka Ay Suugaanta U Qabto

0
779

Hargeisa (Hargeisa  Press)- Kaalinta suugaanta ee Gabayga iyo leh tirinta Heesaha tuman haweenku waa ay ku yar yihiin, oo badanaa waxaa lagu yaqaan ragga. Wayna adag tahay in la arko Gabadh gabyaysa, ama tirinaysa noocyada kala duwan ee suugaanta marka laga tago buraanburka oo ah bad Haweenka u gaar ah oo lagu yaqaanno.

Haddaba, Niciimo Abwaan Qorane, oo ka mid suugaanleyda Hablaha ee faro ku tiriska ah ayaa waxaa ay ka warantay Jacaylka ay Suugaanta u qabto iyo suugaanteeda jacaylka.

Hoos ka daawo muuqaalka waraysiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here