Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo Sheegay Inaanay Dalka Doorasho Ka Dhacayn Ilaa Hab Cadaalada Looga Garnaqi Waayo Khilaafka U Dhaxeeya Isaga Iyo Gudoomiye Faysal

0
924

Hargeysa, (HargeisaPress) —Musharax Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay dhagaysiga dacwada khilaafka xisbiga UCID, waxaana uu dhaliilo xoogan usoo jeediyay gudoomiye Faysal Cali Waraabe,waxaana uu sheegay in aanay dalka doorasho ka dhacay ilaa laga garnaqi waayo khilaafka xisbiga UCID oo hab cadaalada loo garnaqi waayo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here