Musharax Jamaal Cali Xuseen Iyo Saraakiil Ka Tirsan XIsbiga UCID Oo Cadeeyey Mawqifka Ay Ka Taagan Yihiin Go’aamadii Kasoo Baxay Gudida Diiwaangalinta Ee Ku Saabsanaa Khilaafka Xisbiga UCID

0
898

Hargeysa, (HargeisaPress) —Musharaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen iyo saraakiil ka tirsan xisbiga UCID oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa waxay cadeeyeen mawqifka ay ka taagan yihiin go’aamadii kasoo baxay gudida diiwaangalinta ururada siyaasada ee ay ku xaliyeen khilaafkii xisbiga UCID.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here