Mandheera: Lix Qof Oo Maanta Dil Toogasho ah Lagu Fuliyay

0
596

Mandheera (HP): Lix qof ayaa saaka lagu toogtay magaaladda Mandheera ee gobolka Saaxil.
Lixdan nin ee la togtaay ayaa loo haystay danbiyo ah in ay hore dilal u gaysteen.
Iyadoi ay ciidammadu fulinayaan amar ka soo baxay Maxkamadda sare ee Somaliland iyo Maxkamadda sare ee Ciidamada qalabka ayaa dilkan Qisaasta ah maanta lagu fuliyey lixdan qof.
Qoraal uu ku saxeexan yahay Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka Somaliland Xasan Axmed Aadan, ayaa lagu caddeeyay in saaka La fuliyey dilka qisaasta ah.

Qoraalka ka soo baxay Xeer-ilaaliyaha guud oo soo gaadhay shebekadda Hargeisa Press, ayaa i dhignaa sidan:

Halkan hoose ka akhriso:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here