Magaalada Hargeysa Oo Laga Cabsi Qabo Inuu Xanuunka Shuban Biyoodku Ka Dilaaco Iyo Nuxurka Kulan Dhex Maray Wasiirka Biyaha Somaliland Iyo Bahda Caafimaadka

0
1015

Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa laga cabsi qabaa in magaalada Hargeysa uu ka dilaaco xanuunka Shuban Biyoodka,waxaana kulan iskugu yimi wasiirka Biyaha Somaliland,masuuliyiinta Wakaaladda Hargeysa iyo Bahda Caafimaadka Hargeysa,waxaana ay ka wada hadleen sida looga hortagi karo xanuunka Shuban Biyoodka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here