Madaxweyne Silaanyo oo maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Somaliland iyo Soomaaliya u fadhiya Dalka Ingiriiska

0
993

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo  maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Somaliland iyo Soomaaliya u fadhiya Dalka Ingiriiska Amb David Concar, markii shirkaasi soo dhamaadayna waxa saxaafadda la hadlay Wasiirka Arrimaha Dibeda, Dr Sacad Cali Shire iyo Safiirka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here