Madaxwayne ku xigeenadii Hore Ee Somaliland Oo Fariin Adag U Direy Madaxwayne Siilaanyo Iyo Murrashaxiinta Saddexda Xisbi Qaran

0
970

Hargeysa, (HargeisaPress) — -Madaxwayne ku xigeenadii hore ee dawladihii hore ee Somaliland soo maray Md Axmed Yuusuf Yaasiin oo ahaa madaxwayne ku xigeenkii Daahir Riyaale Kaahin iyo Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax oo ahaa madaxwayne ku xigeenka dawladii marxuun Maxamed Xaaji Ibrahaahin CIgaal ayaa fariin adag maanta si wada jira ugu diray madaxwayne Siilaanyo iyo murrashaxiinta saddexda xisbi Qaran ee somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here