Diyaaradaha Waaweyn ee Xambaara Gantaalaha Culus (XOGTA DAHSOON)

0
1184

Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah diyaaradaha istiraatiijiga ee dagaalada xilliga dheer loo samaystay waana diyaaradaha qaadi kara gantaalaha culus waana diyaarado weerari kara masaafo aad u fog iyagoo beegsanaya bartilmaameedo istiraatiiji ah oo ku yaalla dhulka cadowga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here