Madax Dhaqameedka Bariga Burco Oo Baaq Nabadeed Diray

0
883

Burco (Hargesa Pres.com): Madax dhaqameed ka soo jeedda bariga Burco ayaa ku baaqay in la joojiyo colaad beeleedka ka soo cusboonaatay degaanka Karaam oo ka tirsan degmadda Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag.

Madax dhaqameedkaasi oo isugu jiray ugaasyo, boqorro, salaadiin iyo cuqaal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Burco ayaa ugu baaqeen bulshadda degaankaasi in ay ilaashadaan nabadgelyadda iyo wada noolaan shiyaha dadka.

Iyagoo balan qaaday in ay xukuumadda Somaliland kala shaqayn karaan xalinta shaqaaqadan beelaha u dhaxaysa.

Halkan Hoose Ka Daawo Madax Dhaqameedkaasi Oo Baaqoodda Diraya:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here