Muqdisho: Xildhibaan Guuleed oo ka hadlay Ismaandhaafka Somaliland Iyo Soomaaliya

0
716

Muqdisho,(HargeisaPress)—Xildhibaanadda golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka hadlay xaalada siyaasadeed ee ka jirta Somaliya iyo Somaliland oo si xumaanaysa ka dib muuqashadii Madaxweynaha Somaliland ku tagay dalka Guinea ee galbeedka Afrika.

Xildhibaan Guuleed Caydaruus Cige, oo ka mid ahaa mudaneyaasha ka soo jeeda Somaliland ee ku jira baarlamaanka golaha shacabka dawladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay rajadii laga laha Wadahadalada Soomaaliya iyo Somaliland inay galeen mugdi.

Xildhibaan Guuleed ayaa waxbadan ku dhaliilay Xukuumadda Somaliya ee uu ka tirsan yahay isaga oo arimaha ka hadlayna halkan hoose ka daawo.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here