Maayir Soltelco Oo Maanta Si Balaadhan Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay + Muuqaal

0
867

Hargeysa, (HargeisaPress) — Maayarka Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco oo muddo ku maqnaa dalka dibaddiisa ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa. Maayar xigeenka, xildhibaanno, madaxdhaqameed iyo dadweyne kale ayaa maayarka ku soo dhaweeyay madaarka Hargeysa.

 

 

Waxa uu sheegay in reer Hargeysa arki doonaan todobaadada soo socda midhaha socdaalkiisan oo lagu sheegay inuu mataaneeyay magaalooyinka Hargeysa iyo caasimada Sweden.

 

Waxa uu sheegay inay sidoo kale heshiis ku soo galeen Ethiopia, lagana keeni doono qalab kale oo dhismaha jidadka ah.

 

 

Halkan ka Hoose ka daawo Muuqaalka

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here