Daawo Muuqaal: Kayd Biyoodkii Ugu Weynaa oo Somaliland laga Hirgalinayo & Madaxweynaha oo dhagax dhigay

0
884

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta dhagax dhigay mashruuca Biyo Xidheen ah Kaas oo laga Hirgalinayo Deegaanka Xunboweyne ee Degmada Laasgeel, Kaas oo Qayb ka Noqon doona Hawlgalka Biyo Balaadhinta Caasimada Hargaysa.

 

 

Dhaamkan oo noqon doona mid dhaxal-gal ah waxa uu qaban doonaa biyaha buuraha ka soo rogmada ee badda ku shubmi jiray inagoon hore uga faa’iidaysan biyahaasi, waxaana loogu talo-galay in ay dadka deegaanku wax ku beertaan, dhinaca kalena uu kayd balaadhan u noqdo Caasimadda Dalka.

 

Halkan ka Hoose ka daawo Muuqaalka

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here