Maareeye Daarood Oo Iska Difaacay Eedo Uga Yimid Xildhibaan Batuun

0
432

Hargeysa (HP): Maareeyaha Wakaaladda biyaha Hargaysa ayaa ka jawaabay eeddo uu isaga dhawaan u jeediyay xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun.

Waxaanu maareeyuhu xildhibaanka u jeediyay inuu iska leexiyo eedaha dul hoganaya xisbiga uu ka tirsan yahay ee Waddani.

Maxamed Cali Daarood, waxa uu sheegay in haddii eedahaasi ay ka dhici lahaayeen mujtamac aan muslim ahayn in aanu dhexdiisa xil ka hayeen, isla markaana maamuus aanay u hayeen.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here