Maamulka HCTV Oo Casho Sharaf Ku Maamuusey Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahin Oo Dhawaan Laga Soo Daayay Jeel Ku Yaala Magaalada Jig-jiga

0
1029

Hargeysa, (HargeisaPress) —Maamulka HCTV ayaa casho sharaf ku maamuusey wariye Muktaar Nuux Ibraahin oo ah wakiil wareedka HCTV ee gobolka gabiley kaasi oo dhawaan lagu xidhay magaalada jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka somalida itobiya  isla markaan dib u helay xoriyadiisii.

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here