Kulankii Wasiirka Arimaha Dibeda Somaliland Iyo Jaaliyada Somaliland Ee Washington USA

0
995

Washington, (HargeisaPress) —Wasiirka arimaha dibeda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire waxa uu la kulmay Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan Washington iyo nawaaxigeeda. wasiirku wuxuu jaaliyada uga waramay safarkiisa iyo wixii u qabsoomay intii uu joogay dalkan Maraykanka iyo xaalada abaaraha iyo sidii loogu gurman lahaa dadkeena ay abaaruhu saameeyeen. Xafladan waxa dhaqaale loogu ururiyey dadkeena abaaruhu saameeyeen iyadoo la fulinayo codsigii madaxweyna Somaliland Mudane Axmed Maxamed maxamuud Siilaanyo.

advertisements

HargeisaPress News Desk — Berbera

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here