Kulan Ku Saabsan Maaraynta Musiibooyinka Dabiiciga ah Oo Hargaysa Lagu Qabtay

0
605

Hargaysa (HP): Haayadda ka hor taga aafooyinka qaranka iyo kaydka raashinka qaranka ee Somaliland ayaa maanta kulan hawleed ku qabatay magaaladda Hargaysa.


Kulankaasi oo uu furay guddoomiyaha haayadaasi Faysal Cali Sheekh, ayaa u jeedadiisu ahayd in qaab ama heer la isla yaqaan oo lagu maareeyo loo sameeyo marka ay musiibooyinku yimaadaan.
Waxaana kulankaasi ka soo qayb galay guddoomiyaha haayadda ilaalinta hantidda qaranka, guddoomiyaha NEDFOD, iyo masuuliyiin kale.

Daawo: Kualn Hawleedkaasi iyo Hadaladii laga Jeediyay:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here