Kulan Ku Saabsan Is-waafajinta Nidaamka E-government iyo Maamul Wanaaga

0
473

Hargaysa (HP): Xubnaha komishanka maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuq maasuqa ee Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiinta wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda.

Kulankaasi oo ka qabsoomay xarunta wasaaradda isgaadhsiinta ee magaaladda Hargaysa, ayay u jeedadiisu ahayd  sidii la isku waafajin lahaa nidaamka E-government-ka iyo maamul wanaaga.

Kulankaasi ayaana daba socday kulan bishii koowaad ee sanadkan dhex maray  wasaaradda isgaadhsiinta iyo masuuliyiinta komishanka maamul wanaagu.

Sida ay sheegtay agaasimaha guud ee wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland oo kulankaasi hadal ka jeedisay.

 

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here