Khudbadii Xasaasiga Ahayd Ee Uu Gudoomiye Cirro Ka Jeediyay Munaasibadii Xisbiga WADDANI Kusoo Dhawaynayey Taageerayaal Kusoo Biiray

0
897

Hargeysa, (HargeisaPress) —Murashaxa xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro oo maanta ka qayb galay munaasibad balaadhan oo xisbiga WADDANI  soo dhaweyn ugu samaynayay taageerayaal tiro badan oo kusoo biirey xisbiga ayaa waxa uu munaasibadaasi kazoo jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa.

Gudoomiye CIrro ayaa sidoo kale waxa uu ka hadlay falkii qorshaysnaa ee todobaad gudihii lagu soo weeraray  laba siyaasi oo ka tirsan xisbiga WADDANI laguna waxyeeleeyey.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here