Khilaaf Ka Dhex Qarxay Xisbiga Kulmiye Iyo Jaamac Shabeel Oo U Jawaabay Xasan Siciid

0
1004

Hargeysa (HargeisaPress)- Guddoomiyaha golaha dhexe ee Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa waxa uu goor dhawayd jawaab adag ka bixiyay hadal kasoo yeedhay xoghayaha golaha dhexe ee Xisbigaasi Xasan Siciid oo uu sheegay in aanu ku hadli karin afka xisbiga.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here