Ka qayb qaado Dibudhiska Masjidka AL AQSA ee Magaalada Hargeysa

0
1416

HargeisaPress — Waxa dhammaan laga codsanayaa ummadda muslimka ah, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed inay ka qeyb qaataan dib u dhiska Masjid Al Aqsa ee ku yaalla Xaafadda Xero Awr ee Magaalada Hargeysa.

Muuqaalka Cusub ee Masjid Al Aqsa ee ku yaalla Xaafadda Xero Awr ee Magaalada Hargeysa
Muuqaalka Cusub ee Masjid Al Aqsa ee ku yaalla Xaafadda Xero Awr ee Magaalada Hargeysa

Haddaba Wixii tabarucat ah ee aad ku darsanayso ku soo hagaaji Account-dan:

DAHABSHIIL ACCOUNT: HRGD30855

ZAAD ACCOUNT:  4812666-4721122 –

SALAAMA ACCOUNT:  60047750

BALANTEENNU WAA KA QEYB QAADASHADA MASJIDKA AL AQSA.

Aakhiro wax Sii Dhiibo, ifkana liibaan iyo Naxariis alle ku Nooloow….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here