Hargeysa: Macalin Maalintii labaad U Xidhan Magaca Madaxwaynaha Somaliland Oo Ay Wadaagaan Iyo Taliska Ciidaanka Booliska Oo Ka Hadlay

0
959

Hargeysa,(HargeisaPress) — Macalin wax ka dhiga dugsiga Nuuradiin ee magaalada Hargeysa isla markaana ay magaca wadaagaan madaxwaynaha Somaliland labadoodana la wada yidhaahdo Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa waxa uu maalinkii labaad ku xidhan yahay magaalada Hargeysa.

Macalinkan oo ay xidheen ciidanka nabadgaliyada wadooyinka Somaliland ayaa waxa kiiskiisa ka hadlay taliyaha ciidanka booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Imaan iyo maamulaha dugsiyada Nuuradiin ee magaalada Hargeysa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here