Hargeysa: Dhalinyaro Hogaaminta Iyo Hal Abuurka Lagu Tababaray Yagoo Kujira Marxalada Dugsiyada + SAWIRRO

0
1223

Hargeysa, (HargeisaPress) —Tababar Ku Saabsan Sidii Loo Kobcin Lahaa Shaqsiyada Iyo Kalsoonida Dhalinyarada oo Muddo 12 Cisho Ah Ka Socday Xarunta Dhalinyarada SONYO Isla Markaasina Loo Qabtay Ardeyda Dugsiyada Sare Iyo Hoose Qaar Ka Mida Ayaa shalay Xaflad Lagu Guddonsiinayo Shahadooyin Loogu Qabtay Xarunta Dallada SONYO.

Agaasimaha Dallada SONYO Cumar Cismaan Miigane Ayaa Soo Gabagabeeyay, Tababar waxa iska kaashaday Dallada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO iyo Ha”ayada SAVE THE CHILDREN .

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA

HargeisaPress News Desk- Hargeysa

info@hargeisapress.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here