Go’aan Xayiraad Ah Oo Ay Maxkamada Gobolka Maroodijeex Dul Dhigtay Dugsiyada Nuuradiin Ee Hargeysa

0
2540
Dugsiyada Nuuradiin Schools

Hargeysa, (HargeisaPress) —Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa dugsiyada Nuuradiin ee magaalada Hargeysa ku xukuntay inaanay daabacan karin manhajka qaran ee waxbarashada dalka.

go’aan xayiraada oo ah ka soo baxay maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa lagu sheegay inaanay madbacadaha gaarka loo leeyahay iyo tan qarankuba aanay dugsigaasi u daabici karin buugaagta manhajka qaran ee waxbarashada dalka.

Go’aanka ka soo baxay maxkamada Gobolka Ayaa U Dhignaa sidan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here