HAMBALYO MEHER: Eng. Ismaaciil Cabdilaahi Faarax Dugsiiye & Farduus Siciid Saalax.

0
1160
Eng. Ismaaciil Cabdilaahi Faarax Dugsiiye & Farduus Siciid Saalax

HargeisaPress —Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Hambalyo Meher: ENG. ISMAACIIL C/LAAHI FAARAX & FARDUUS SICIID SAALAX. oo Maanta meherkoodu ka qabsoomay Hargeysa 16/02/2017. Waxaan Alle uga baryaynaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here