Hambalyo Masuuliyiinta la Magacaabay! Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed

0
889

Waxaan Hamblayo kal iyo laab ah aan u dirayaa Masuuliyiintan hoos ku Qoran oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo u magacaabay xilal kala duwan. Waxaan Allah uga baryayaa inuu ku guuleeyo oo uu ku asturo Masuuliyada culus ee loo dhiibay. Aamiin.

Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada
Mudane Axmed Faarax Cadare. Wasiirka Cadaalada
Mudane, Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka
Mudane, Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandulle), Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
Mudane, Cali Xuseen Ismaaciil Jirde (Cali Shoombe), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta
Dr. Sacad Cali Shire, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah
Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Cadaani), Wasiirka Wasaaradda Duulista
Mudane, Xuseen Aaden Cige (Deyr), Af-hayeenka Madaxtooyada.

 

 

Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here