Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi Oo Sharaxay Qodobada Ay Ku Heshiiyeen Prof Axmed Ismaacill Samatar

0
830

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha xisbiga  Muxaafidka ah ee kulmiye Muuse Biixi  oo ka hadlaayey munaasibad soo dhaweyn ah oo xisbiga Kulmiye u sameeyey Prof Samater oo maanta xisbigaasi  ku biiray ayaa waxaaa uu  gudoomiyuhu shaaciyey qodobada ay ku heshiyen xisbiga Kulmiye iyo Prof Samater.

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here