Gabiley: Qoysas Danyar ah Oo Raashin loo Qaybiyay

0
550

Gabiley (Hargeisa Press): Qoysas dan yar ah oo ku nool magaaladda Gabiley ayaa maanta loo qaybiyay raashin kala duwan.
Qoysaskaasi oo tiradoodu dhamayd boqol qoys ayaa loo qaybiyay raashin isugu jiray Bariis, Daqiiq, Saliidda cunatdda iyo waxyaabo kale.


Waaxaana raashinkaasi soo bixisay haayadda laga leeyahay dalka Kuwait ee qaabilsan caawinta dadka tabaalaysan.
Qaybinta raashinkaasi waxaa ka qayb galay badhasaabka gobolka Gabiley C/kariin Aadan Xaaji Diiriye, oo ay wehelinayeen masuuliyiin ka socday haayadda Kuwait.

Daawo: Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here