Gabadh Soomaaliyeed oo Quruxda Haweenka u Tartantay oo lagu soo Dhaweeyey Hargeysa

0
827

Hargeysa,(HargeisaPress) — Muuna Jaamac oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo u Tartantay Tartanka Quruxda Haweenka ee Dunida, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa oo ay ka soo degtay, waxaanay muujisay dareenkeeda la xidhiidha soodhawaynta loo muujiyey.

Waxaannu soo dhawayntaas iyo siday u dhacdayba, aannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here