Faysal Cali Waraabe: Qofkii Lagu Arko Calanka Soomaaliya Sharcibaa Laga Soo Saarayaa

0
1814

Boorama (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa magaalada Boorama waxaa uu casuumad ugu sameeyay dhalinyaro hindistay halku baarnaamij halku dhigiisu yahay “kani waa kaygii.

Dhalinyaradan oo ka soo jeeda magaalada Boorama, ayaa bilaabay halku dhaga “kani waa kaygii” oo ay ku sheegayeen in ay leeyiin calanka Somaliland.

Faysal Cali Waraabe oo hadal ka jeediyay munaasibada, ayaa dhalinyaradaas ku booriyay barnaamijka ay hindiseen oo Somaliland oo dhan ku baahay.

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, ayaa waxaa uu sheegay in qofkii lagu arko calanka Soomaaliya laga soo saari doono sharci.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here