Faysal Cali Waraabe oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Sheekh Cabdiraxmaan Dheere

0
1406
Faysal Cali Waraabe iyo Sheekh Cabdiraxmaan Dheere
Faysal Cali Waraabe iyo Sheekh Cabdiraxmaan Dheere

Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa weerar culus oo dhanka afka ah ku qaaday Sheekh Cabdiraxmaan Dheere oo ka mid ah culimada Somaliland.

Faysal Cali Waraabe eedeeyay Sheekh Cabdiraxmaan Dheere uu in uu Somaliland ka dhigay islamarkaana ku sheegay wadan Qoomaluud ah.

Waxaanu guddoomiye Faysal hadalkaasi ka soo yeedhay Sheekha ku tilmaamay in uu ka marag kacayo in dalku uu fowdo ku jiro oo aanu jirin sharci ka soconayaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here