Doon Ku Dagtay Xeebaha Magaalada Berbera, Khasaaraha Ka Dhashay Iyo Wasiirka Kalluumaysiga Somalilad Oo Ka Hadlay

0
790

Hargeysa, (HargeisaPress) — Doon ay wateen Lix qof oo kalluumaysato ah ayaa shalay ka shiraaqatay magaalada Berbera waxaana ay doontii ku dagtay deegaan xeeb ah oo u dhaw Berbera,waxaana ilaa hadda la helay Laba kamid ah dadkii doontaa saarnaa halka Afartii kale iyo doontiina ilaa hadda la la yahay meelay jaan iyo cidhib dhigeen.

Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland ayaa ka hadlay arrinka doonta isaga oo sidoo kalena fariin u direy kalluumaysatada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here