Degmada Farawayne Oo si Balaadhan Looga Xusay 18-ka May + DAAWO SAWIRRADA

0
1234

Faro-Weyne, (HargeisaPress) —Guud ahaan Bulshada Somaliland dal iyo dibadba waxay u dabaal degayaan Xuska Maalinta Qaran ee 18-ka May oo ah markii Somaliland ku dhawaaqday Madaxbanaanideeda 1991, haddana laga joogo 24 sannadood.Degmada farawayne OO ku taal koonfurta magaalo madaxda Hargeysa, somaliland ayaa manta si weyn looga xusay 18-ka May .

11258478_1647237888843082_4390450398863725138_n

11071680_1647265862173618_8285799158788355437_n
Munaasibadan oo si baladhan loo soo agasimay ayaa waxa ka qayb galay Gudoomiyaha Degmada Farawayne Faysal Maxamed Jamac, gudoomiye ku xigeenka Maxamed Cabdi (laba suul),Xildhibaan Axmed Daahir ,Xildhibaan Ilyaas ka tirsan Golaha deegaanka Hargeysa iyo dadweynaha Degmada Farawayne oo si balaadhan uga soo qayb galay

11008630_1647253508841520_1644168514390862905_n

11223870_1647032968863574_8321847252884526212_n

11258132_1647040048862866_2149723743865817813_n

 

 

 

fikirkaaga

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here