DEG DEG: Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo Shaaciyay In Doorashada Ay U Qabanayaan Gudidii Hore Koomiishanka

0
1240

Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa waxa ka hadley heshiiskii ay maanta wada gaadheen labada xisbi mucaarid ee Waddani, Ucid iyo Xukuumada Madaxweyne Biixi.

Hesiiskaasi oo ahaa sidii xal waara looga gaadhi lahaa khilaafka soo noq-noqday ee arrimaha doorashooyinka, isla markaana labada dhinac ay u damin lahaayen xiisada.

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ayaa waxa uu shaaciyay in doorashada ay u qabanayaan gudidii hore ee Koomiishanka doorashooyinka Somaliland.

Hoos ka daawo muuqaalka

Hargeisa Press Desk /Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here