Dawladda Hoose Ee Laascaanood Oo Fulinaysa Mashaariicdii Ugu Badnaa

0
631

Laascaanood (HP): Agaasimeyaasha guud ee qasaarradaha waxbaraahada, caafimaadka iyo arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa soo kormeeray mashaariic ay magaaladda Laascaanood ka fulinayso dawladda hoose.


Masuuliyiintaasi oo uu wehelinayay maayarka Laascaanood C/casiis Maxamed Xuseen, waxay dhagax dhigeen laba dugsi oo laga maalgelinayo mashruuca JPLG ga.
Intaas ka dib ayaa agaasimeyaashu waxay xafiiskiisa kulan kula qaateen maayarka Laascaanood, oo uga warbixiyay mashaariicda kala duwan ee ay wadaan.


Waxaanu sheegay maayarku in mashruuca JPLG ga ay maalgelinayaan 17 dugsi waxbarasho iyo 7 MCH oo ku yaalla dhamaantoodba ku yaalla degmadda Laascaanood.

Halkan Ka Daawo Hadaladii Masuuliyinta:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here