Dagaalka Ceel-afweyn oo Saamayn Ku Yeeshay Waxbarashada Deegaankaasi

0
722

Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xafiiska Imtaxaanaadka qaranka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax ayaa sheegay in colaada deegaanka Ceel-afweyn ay saamayn weyn ku yeelatay heerka Waxbarasho deegaankaasi.

Dhinaca kale, Guddoomiyaha xafiiska Imtaxaanaadka ayaa soo bandhigay tiradii hore looga diwaan geliyay 2015-kii iyo inta ay marayaan afartii sano ee ka dambeeyay, Isagoona sheegay in Colaadaha Ceel-afweyn ay galaafanayso Dhalinyarada waxbaranaysa.

WARIYE: XAMSE JIRDE

HARGEISA PRESS.COM

OFFICE HARGEISA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here