Madax Dhaqameedka Taleex Oo Somaliland Ugu Baaqay In Ay Ka Difaacdo Puntland

0
599

Taleex (Hargeisa Press.com): Odayaasha iyo waxgaradka gobolka Xaysimo ee Somaliland ayaa ugu baaqay xukuumadda jamhuuriyadda Somaliland in ay Puntland ka difaacato degaanka Bixin oo ay Puntland degaamayn ka wado.

Waxaanay sheegeen in dawladda Somaliland looga baahan yahay inay dalkeedda iyo dadkeedaba ka difaacato Puntland oo doonaysa in ay xoog ku qaadato degaanka Bixin oo ka tirsan gobolka Xaysimo.

Waxgaradka iyo odayaashan oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Taleex ee xarunta gobolka Xaysimo, waxa kaloo uu intaas ku dareen in Somaliland uu waajib ka saaran yahay in ay dalkeedda ka difaacato Puntland.

Halkan Hoose Ka Daawo Shirka Jaraa’id Ee Odayaasha Taleex Baaqa Ugu Direen Somaliland:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here