Daawo:SAWIRO Gaashaanle Yuusuf Golos Ninkii Ugu Horeeyey Ee Calanka Somaliland Saaray Birta 25 Sano Ka Hor Oo Mar Kale Nasiib U Yeeshay Inuu Ka Saaro Isla Meeshii Burco.

1
2151

Burco, (HargeisaPress) —Mujaahid Yuusuf Golos Waxa Uu Ahaa Ninkii Ugu Horeeyey Ee Calnka Somaliland Birta Ka Taagay Sanadkii 1991 18 Kii May Magaalada Burco Waxaana Uu Mar Kale Nasiib U Helay Inuu Ku Calnka Taago 25 Sano Ka Dib Da’diisu Waa Dhawr Iyo Todobaatan Sida UU Sheegay.Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Oo Goob U Ahaa Munasibada 18ka May Ee Ka Dhacday Aqalka Madaxtooyada Burco Ayaa Sheegay Inuu Madaxweynaha U Gudbinaayo Sidii Derejada Loogu Kordhinlahaa Yuusuf Golos Maadama Nasiib kiisu Ku Simay Inuu Mar Kale Calanka Kor U Qaado Rubuc Qarni Waxaana Uu Yusuf Golos Hore U Ahaa Sadex Xidigle Halka Uu Balan Qaaday Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland In Xidig Loogu Dari Doono Si Uu U Noqdo Gaashaanle Buuxa.

13244716_1020411591382469_2303206874801649224_n (1) 13244716_1020411591382469_2303206874801649224_n 13254464_1020410241382604_4501322435510956017_n (1) 13266106_1020410331382595_1362035700242203627_n 13266106_1020410331382595_1362035700242203627_n (1) 13263764_1020411934715768_6917502971176920929_n (1) 13254464_1020410241382604_4501322435510956017_n 13263764_1020411934715768_6917502971176920929_n

Wariye sakariye cabdiraxmaan ibraahin

HargeisaPress News Desk — Burco office

sekeriye80@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here