Daawo: Suldaan-C/kariim Faarax “Dulmi-diid” Ahna Guddoomiyaha Ururka C&SS Oo Talooyin Wax Ku Ool Ah Usoo Jeediyey Bulshada & Axsaabta Qaranka Somaliland

0
1005

HargeisaPress — Suldaan cabdikariin faarax Dulmi DIID OO shacbiga reer Somaliland ugu baaqay in laga badbaadiyo burbur xusbiga Ucid aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen na loo hiiliyo.

Jamaal Cali Xuseen waa aqoon yahan wadankiisa Somaliland u yimi sidii uu u gaadhsiin lahaa horumarin dhinac walba leh seeskana ugu dhigilahaa maamul wanaagsan oo shacabka u adeega waxaanu uga soo tagay shaqadiisii inuu aqoontiisa iyo khibradiisa uga faaiideeyo dalkiisa iyo dadkiisa waxaynu isna maanta aragnaa in caqabada haysataa tahay Aafada Qabyaalada iyo sandareero lacageed.

 

 

 

Daawo Muuqaalka Suldaan-C/kariim Faarax

 

 

Sultan Abdikariim Farah (DULMI DIID)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here