Daawo Muuqaal: Xukuumadda Somaliland oo Muddo Markab ku Xayirtay Qoxooti kasoo Cararay Yemen

0
949

HargeisaPress  —Xukuumadda Somaliland ayaa qoxooti Somali ah oo kasoo cararay dalka Yemen u diidday inay ka degaan Dekedda Magaalada Berbera kaddib markii ay dhawaan sheegtay inaysan qaabili doonin Qoxootiga Soomaaliya kasoo jeeda ee kasoo cararaya colaadaha Yemen.

 

Doonida ay dadkani saarnaayeen waxaa la socday muwaadiniin u dhashay Dalka Yemen, waxaana markii uu markabka halkaasi tagay is hor-taag ku sameeyay in dadka Soomaalida ah laga soo dajiyo Mareeyaha Dekadda Berbera.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here