Daawo Muuqaal: Xukuumada Somaliland oo Warbixin ka Soo Saartay Arimaha Doorashooyinka

0
919
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Cukuse
Hargeysa, (HargeisaPress) — Afhayeenka Xukuumada Somaliland, ahna wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta Md cabdilaahi maxamed daahir Cukuse ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Xarunta wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada oo ay ka dhacaysay Munaasabad lagu daahfuray xarun cusub oo lagu kaydinayo aasaarta qadiimiga ah ee S/Land waxa uu ka hadlay arimo ay ka mid yihiin Doorashooyinku waxana uu ka jawaabay hadalo ay axsaabta mucaaradka ahi dhowaan ka sheegeen kulamo ay si wadajir ah u qabsadeen.
 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here