Hargeysa, (HargeisaPress) โXildhibaan Axmed maxamed diiriye nacnac oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta ka hadlayย xaalada abaareed ee Dalka ka taagan iyo hawsha aqoonsi raadinta , farriina u diray Maamul goboleedka Puntland.oo dhowaan ku soo xadgudbay xuduudaha Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalkaย Xildhibaanka
HargeisaPress News Desk โ Hargeysa
hargeisapress@gmail.com