Daawo Muuqaal: Wasiirka Madaxtooyada Oo Ka Warbixiyay Ujeedada Socdaal Uu Ugu Kicitimay Turkiga

0
853

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Madaxtooyada somaliland ayaa maanta ka dhoofay gegida diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa isagoona kusii jeeda dalka Turkiga oo uu kaga qayb galayo shir laba gesood ah oo udhexeeya Somaliland iyo Somalia

Halka Ka Daawo


 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here