Daawo Muuqaal: Somaliland iyo Dalka Morooko oo iska kaashanaya kalluumaysiga

0
800
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiir ku xigeenka wasaaradda  Kaluumaysiga iyo Kheyraadka badda Md Xaaji aadan Cilmi oo socdaal shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa oo maanta dib u soo laabtay ayaa ka warbixiyey socdaal uu ku tegay dalalka waqooyiga afrika iyo wadahadal uu dalka Morooko kala yeeshay dhanka kaluumaysiga iyo sidii ay labada wadan Somaliland iyo Morooko isaga kashan lahaayeen dhanka kheyraadka badaha.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here